Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: Inclusion Matters
Episode: https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Challenging Behavior--Aggression [Dabeecadaha adag: Dagaalka/Gardarrada]
Description: Dagaalka ama gardarrada waa dabeecad labartay oo wax lagu raadiyo. Mararka qaarkood caruurtu dagaal iyo xumaan beey wax kaaga raadinayaan sababato oo ah wa’ay kugu dayeen wa’ayna u shaqeeysey. Caruurta waxaa lagu caawin karaa in xumaantaan ay qaabilaan ay kubedeshaan wanaag iyo samaan ayadoo loo marayo daryeel wax ku ool ah iyo in xirfado cusub cunuga labaro.