Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: Inclusion Matters
Episode: https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Challenging Behavior--Power Struggle With Young Children [Dabeecadaha adag: Caruurtoo kulaficiltama oo ay halkaa kadhalato halgan awoodeed ]
Description: Badanaa dabeecadaha adag oo ilmaha lagu arko waa wax kamid ah korrinnimadooda inta ay korayaan oo ay laqabsanayaan bulshada. Caruurta in labaro sida ay waxa ay dareemayan u sheegan karaan iyo in labaro xirfado kale oo laxiriira isxakamaynta waxay tirtiri kartaa gardarrada oo ilmaha kale lagugardaroodo ayagoo baranayaa macaamil wanaagsan.