Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: Inclusion Matters
Episode: https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Markuu Soo Siyaado Walaac--Jawaab celis ku saabsan wixii su'aalo ah oo daryeeluhu ka qabo tuhun ama walaac ku saabsan koriimada ilmo uu hayo
Description: Kala soo qaybgala, Marian Hassan oo inoo marti gelin barnaaminkan iyadoo Afka Soomaaliga adeegsanaysa oo ka jawaab celin sadex suβaalood oo ah su'aalaha baddanaa la is waydiiyo marka uu soo siyaado walaac ku saabsan koriimadda ilmaha. Marian waxay nala wadaagi talaabooyinka ugu muhiimsan oo ay tahay in la qaado si loo sameeyo jawi wanaagsan oo waalidka lagula hadli karo oo suurto gelin kara wadda hadal fiyow iyo isfaham. Intaas oo ay dheer ahay talooyin ku salaysan adeegsiga ilmaha oo si joogto ah loo derso ama loo eego lana diiwaangeliyo dhowridaas si ay uga turjunto xaalada koriinka ilmaha iyo wi...