Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Barnaamuj lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah
Description: Waxaa aduunka laga xusay maalinta ciribtirka gudniinka fircooniga ah. Waxaa aduunka oo dhan lagu fuliyaa falkan gabdho iyo haween gaaraya 23milyan. Waxaana lagu sheegaa in Soomaaliya tahay dalka ugu badan ee gabdhaha lagu sameeyo gudniinka iyadoo 98% gabdhaha lagu gudo.