Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Dood eedo cunsurinimo oo ka dilaacday aqalka Senatka
Description: Todobaadkii la soo dhaafay aqalka Senatka Australia ayaa waxaa ka dilaacay buuq iyo aflagaado markii Senator Pauline Hanson oo ah hogaamiyaha xisbiga One Nation ay ku eedaysay Senator Fatima Payman inaysan xaq u lahayn inay baarlamaanka sii fadhido maadaama ay dhici karto inay wali haysato dhalasho dal kale.