Episode: Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha
Description: Taliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.