Episode: UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan?
Description: Dibadbaxyo dhawaan ka dhacay Uk ayaa dadka lagu beegsaday waxaa ka mid ah Muslimiinta. Haddaba UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan? Mohamed Hassan Dable ayaan ka waraysanay.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.