Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Adiga oo gaari wata darawal kale ma is dagaasheen?
Description: Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Expalined Waxaan ku eegaynaa hab dhaqanka amni iyo masuuliyadda qofka saran marka uu gaari ku wado Australia iyo talaabadii aad qaadi lahayd haddii adiga ama qof qoyskaaga ah u ku lug yeesho dhacdo dagaal ama aflagaado darawalo ama Road rage.?