Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray?
Description: Senatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.