Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Sidee xaquuqdayda diimed loogu difaacayaa goobaha shaqada?
Description: Australia waxay qayb ka tahay Heshiisyada Caalamiga ah ee Xaquuquha Madaniga iyo Siyaasada, oo difaac balaaran siinaya xoriyadda diinta. Hase yeeshee sharuiucaha gaarka ah ee difaacaya xaquuqahaas ayay ku kala duwan yihiin dawladaha dalku.