Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: fahanka-sharciyada-xidhida-kuraasta-caruurta-ee-baabuurka
Description: Dhamaan waalidiintu waxay doonayaan inay hubiyaan in caruurtoodu si amaan ah ugu safraan gaariga. Qaybtan waxaan ku eegaynaa sharuucda iyo nidaamka suumanka caruurta loo xiro marka ay gaariga saaran yihiin si loo hubiyo inay helaan fursada ugu fiican ee ay ku badbaadi karaan haddii ay shil galaan.