Episode: Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay.
Description: Dooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yeeshaan oo dib usoo laabatay.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.