Episode: Muhiimada waalidku inuu iskuulka ka war hayo
Description: Salah Farah oo aan ka waraysanay muhiimada ay leedahay in waalidku ka qayb qaataan howlaha ka socda iskuulka caruurtoodu dhigtaan. Salah waxa uu ka tirsan yahay School Council-ka iskuulka caruurtiisu wax ka bartaan.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.