Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel.
Description: Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca kale ma muuqato cid waan waan ka dhaxwada labada dhinac.