Episode: Dibadbax ka dhacay Footscray oo looga soo horjeedo Booliska Victoria
Description: Dibadbax looga soo horjeedo Booliska Victoria kadib markii ay toogasho ku dileen Abdiditah Ahmed ayaa ka dhacay xaafadda Footscry ee Melbourne. Booliska ayaa sheegay in askartu toogatay ninkan kadib markii uu mindi kula soo orday.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.