Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS Somali News Flash: 22 July 2025
Description: Ra'iisals-wasare Anthony Albanese, ayaa ixtiraam iyo qadderin u muujiyey soodhweyn-dhaqameedka 'Welcome to coutnry' oo lagu furay fadhigii koowaad ee baarlamaanka 48 aad ee Australia. Ururrada shaqaalaha Australia-na waxay dalbadeen in ayaamaha shaqada lagusoo gaabiyo afar maalmood toddobaadkii.