Description: Aqoonyahan Saynisyahan sare ah ayaa soo jeediey in xaaladda 'dementia' (Illowshiiyo) loo aqoonsado arrin caafimaad iyo mid dhaqaale xumo labadaba. In ka badan 400,000 oo qof ayaa la nool cudurka illowshiinyaha, iyadoo la filayo in tiradaasi laban-laabanto 2050-ka.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.