Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Ma daahisaa daryeelka ilkaha kharashka awgii?
Description: Ururka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah. Dhanka kale, ururrada caafimaadka Aborijin-ka waxay sheegayaan in wacyigelintu aysan ahayn caqabad kaliya ee heysata bulshada First Nations iyo kuwa dhaqammada iyo afafka kala duwan leh