Episode: Qaramada Midoobey oo Australia u sheegtay: Xooji Tamarta Nadiifta ah.
Description: Diblumaasiga ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ayaa booqanaya Australia, wuxuuna ku boorinayaa Australi inay yeelato himilo sare marka ay sanadkan daba-yaaqadiisa shaaciso yoolkeeda dhimista qiiqa kaarboonka.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.