Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey.
Description: Koox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka badan 8,000 oo qof oo nidaamkii fiisayaasha ee hore loo joojiyey, loogu diiday dalabkoodii fiisaha magan-gelyo-doonka.