Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Sannad-guuradii 80aad ee bumbadii atomig-ga ee lagu ridey Hiroshima
Description: Siddeetan sano ayaa laga joogaa markii uu Mareykanku magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee waddanka Japan ku ridey bombooyin atomig ah intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduunka. Burburkii magaalooyinkaas ka dibna waxaa bilaabmay tartan dhinaca hubka nukliyeerka ah.