Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Shirka Dowladda Federaalka ee Kobcinta Wax-soo-saarka
Description: Dhaqaale-yahannada ugu sarreeya dalka, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo ururrada shaqaalaha ayaa shir heer qaran ah ku yeeshay magaalada Camberra toddobaadkan, shirkaas oo bilaabmay talaadadii bishan July ahayd 19ka August iyadoo lagu falanaqaynayo kor u qaadista wax-soosaarka dalka Australia.