Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: EV Fire Danger - Halista bayteriga scooter-rada, Ebike-yada iyo baabuurtu ku socdaan.
Description: Khubarada ku shaqo leh ayaa ka digaya khatarta dabka ka dhasha baytariyada gaar ahaan kuwa baabuurta electerigga, scooterrada, e-bike-yada iwm. Waxay sheegeen in lixdii bilood oo ugu horreeyey 2023-kii oo keliya, ay adduunaka ka dhaceen 500 gubasho, ama dab, oo ka dhashay bayteriyada ay ku socdaan, bushkuleetiyada, scootersss, iyo skateboards-ku, kuwaas oo sababay 36 dhimasho iyo138 dhaawac.