Episode: Scams Awerness - Julian waa al dhacay, haddase dadka kale ayuu u digaa.
Description: Warbixin cusub oo kasoo baxday hay'adda Australian Competition and Consumer Commission (ACCC) ayaa lagu sheegay in dadka Australian-ka ah ee soo sheegay in lacag laga khiyaameeyey ay tiradoodu yaraatay, laakiin ay taa beddelkeeda, laga dhacay lacag ka badan intii hore
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.