Episode: SBS News Somali - Warka Khamiis 13 November 2025
Description: Gobolka Victoria ayaa noqday meeshii ugu horresey ee Australia heshiis sharci ha lagala galo dadka dhulka loogu yimid. Hoggaamiyaha xisibiga Liberal-ka, Susan Ley, ayaa la filayaa inay maanta shaaciso go'aankooda rasmiga ah ee ku aaddan Net Zero.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.