Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Uk BBC Scandal - Ceebtii ku dhacday BBC-da Ingriiska
Description: Labo mas’uul oo sare oo ka tirsan warbaahinta BBC ayaa iska casilay xilalkii ay hayeen ka dib markii lagu eedeeyay eex hay’adeed oo ka jirta BBC-da Ingiriiska. Waxaa la dhaliilay tafatirkii khudbad uu jeediyay Donald Trump, ka hor intii aanay dad mudaharaadayey weerarin magaalo-madaxda Maraykanka 6-dkii Jannaayo ee 2021-kii.