Episode: SBS News Somali - Warka Arbaco: 13 November 2025
Description: Dowladda Victoria oo soo rogaysa sharciyo cusub oo carruurta 14-jir iyo ka weyn ah ee dambiyada culus gasha loogu xukumi karo sida dadka waaweeyn. Madaxa hay'adda sirdoonka ee Australia ayaa sheegay in budhcadda Internet-ka ee uu dalka Shiinuhu taageero ay khatar ku hayaan Ausralia.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.