Episode: Saameynta xabsigu ku yeesho dhallinta First Nations iyo baaritaan lagu samaynayo
Description: Dowlad-goboleedyada hoos yimaada Australia ayaa waajihi doona baaritaan baarlamaan oo ku saabsan natiijooyinka iyo saameynta xarigga dhalinyarada. Waxaa kale oo il gaar ah lagu eegi doonaa, sababta carruurta ka soo jeedda First Nations, si xad-dhaaf ah loogu xiro xabsiyada.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.