Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Ingiriiska gudihiisa oo rakaab tareen saaran mindi lagu weeraray
Description: Maalinkii Sabtida oo bisha November ahayd 1, ayaa train ku safraya gudaha dalka Ingriiska waxaa mindi lagu dhaawacay 11 oo ka mid ah dadkii saarnaa train-ka. Booliiska Ingriiska ayaa sheegay inaanay jirin wax caddeyn ah oo muujinaysa in weerarkaasi la xiriiray argagixiso.