Episode: SBS News Somali - Warkii Australia iyo caalamka: 31 October 2025
Description: Gobolka Victoria ayaa noqday gobolkii ugu horreeyey ee heshiis (Treaty) la galay dadka dhulka loogu yimid. Prince Andrew oo ah Boqor Charles walaalkii ayaa laga qaaday dhammaan cinwaanadiisii boqortooyada.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.