Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Booliska Brazil oo xasuuq lagu eedeeyey shirka COP-30 ka hor
Description: Iyadoo uu shirweynaha cimilada ee qarammada midoobey todoobaad ka dib, ka bilaabmi doono dalka Brazil, ayaa booliiska Brazil, si lama filaan ah weerar ugu qaaday koox ka mid kuwa dembiyada abaabulan. Weerarkaas ayaa lagu sheegay inuu noqday kii booliska brazil ee ugu dhimashada badnaa. Wufuud kumanyaal ah ayaa la filayaa inay kasoo qayb galaan shirka.