Episode: Dareenka ka mid ahaansha Australia ee bulshooyinka kala luqadaha duwan
Description: Warbixin cusub oo ay wada-jir usoo saareen SBS iyo Jaamacadda Canberra University, ayaa shaaca ka qaadday in dareenka ka-mid-ahaanshaha bulshada, ee bulshooyinka kala dhaqanka duwan ee Australia, uu kor uu kacay marka la barbar dhigo heerkii uu marayey sanadkii 2023.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.