Episode: SBS News Somali - Warka Khamiis: 30 October 2025
Description: Labaatankii kun ee ugu dambeeyey ee xidhmooyinka daryeelka guriga ee waayeelka ayaa maanta la kala qaatay. Hay'adda WHO-na waxay sheegtay 460 qof lagu dilay cisbitaal ku yaalla Darfur oo hooyooyinku ku umulaan, Weerarka ayaa lagu eedeeyey ciidamada paramilitary-ga ee Suudaan.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.