Episode: Kidney PBS - Daawo loo raqiisiyey cudurka kelyo-xanuunka
Description: Dowladda federaalka ayaa barnaamijka Pharmaceutical Benefits Scheme (PBS) ku dartay daawo lagu daweeyo cudurka kelyaha. In ka badan 65,000 oo reer Australia ah ayaa la filayaa inay ka faa’iidaystaan helitaanka daawadan oo la yiraahdo Jardiance.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.