Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada
Description: Shantii qof ee Australian ahba mid ka mid ah oo u dhiganta, ku dhawaad saddex milyan oo dadka da'da weyna ah, ayaa xirfaddoodda akhriska iyo xisaabaadku hooseysaan, taas oo si weyn u saameyn karta noloshooda maalin-laha ah.. Barnaamijyo ayaa dalka oo dhan ka socda loogu talo galay in ay dadku ku hore-mariyaan xirafahooda, uguna gaadhaan yoolka noloshooda