Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Sida hadal naxariis lehi uga hor-tegi karo kufidda waayeelka
Description: Ka-hortagga dhicitaanku ma fududa, gaar ahaan marka dadku aanay akhriyi karin ama fahmi wacyi-gelinta ku qoran Ingriisada. Australia gudeheeda, afartii qofba hal qof oo daβdiisu ka weyn tahay 65 jir ayaa dhaca ama kufa, ugu yaraan hal mar sanadkii, waana sababta ugu weyn ee dadka daβda weyn ku keenta dhaawac isbitaal loo geeyo ama dhimasho-ba.