Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS News Somali: Warka Khamiista 20 November 2025
Description: CoHealth-ka, Kensington, Fitzroy iyo Collingwood ee Melbounre, ayaa illaa badhtamaha sannadka dambe sii furnaan doona ka dib markii loo helay kharash ku-meel gaadh ah. Shirkadda Meta ayaa ku wargelisay macaamiisheeda Australian-ka ah ee 16-jir ka yar, inay lumin doonaan akoonnadooda baraha Facebook iyo Instagram.