Episode: SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka: 19 November 2025
Description: Shirkadda Optus oo lagu ganaaxay boqollaal kun oo doollar. Dowladda New South Wales-na dadka ku dhawaaqa hal-ku-dhigyada Nazi-ga ayaa mutaysan kara ganaxyo iyo xabsi.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.