Episode: Saameynta Aadanaha ee Tamarta Qoraxda: Sababta Australia ugu habboon tahay soo-saarka sollar panels
Description: Iyadoo Australia ay ku jirto marxalad loogu guurayo tamarta la cusboonaysiin karo, ayay ururrada xuquuda aadamahu, walaac ka qabaan kana digayaan in samaynta aaladahan loo isticmaalay shaqaale la qasbay oo kasoo jeeda dadka Shiinaha ee la yiraahdo Uyghurs.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.