Episode: SBS News Somali: Warka Isniinta 24 November 2025
Description: Dowladda Federaalka ee Australia oo loogu baaqay inay caddayso sida loo yarayn karo qiiqa xun, maaddaama aanay ku caddayn heshiiksa ay ku saxiixday shirka COP31. Ardaydii laga afduubay school ku yaalla Nigaria-an qaar ka mid ayaa ka soo baxsday afduubayaashoodii.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.