Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Inqilaab hoggaamiye iyo dib-u-celin siyaasadeed. Sidee u bed qabtaa dimoqraadiyaddeenu?
Description: Australia waxay ku dhaqantaa qaab-siyaasaddedka la yiraahdo Westminister oo biyo-shubkiisu yahay in dowladdu ku dhisntaato labo qaybood oo iskasoo hor jeeda β Xukuumadda iyo xukuumad-sugaha oo kor-meera shaqada xukuumadda. Haddaba maadaama qaybtii xukuumad-sugaha Australia, oo ah xisbiga is-bahaysigu, ay galeen xaaladdan adag oo midnnimo laβaanta iyo hoos-ka-guuxa ah, sidee bay u saamaynaysaa nidaamka Westminister ee Australia?