Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Shirkii G20 oo lagu sheegay guul diblomaasiyadeed iyo Donald Trump oo ka maqanaa
Description: Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa ku tilmaamay shirkii ugu horreeyay ee G20 ee lagu qabto qaaradda Afrika inuu yahay guul u soo hoyatay wada-jirka iyo iskaashiga caalamiga ah, laakiin madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo isagu ka maqnaa shirka, ayaa waxaa ka dhashay suβaalo ku saabsan doorka uu maraykanku kaga jiro nidaamka caalamiga ah ee isbeddelaya.