Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: βI felt powerlessβ: Dalabyo lagu xoojinayo aqoonta sharci ee dhibbanayaasha kufsiga
Description: Shantii dumar ahba midkood iyo 16-kii rag ahba midkood ayaa gudaha Ausrtarlia kula kulmay tacaddiyada galmada iyagoo qaangaar ah. Sidaa ay tahay, haddana 92% dumarka ahi ma soo sheegaan tacaddigii ugu dambeeyay ee lagula kacay. Waxaa lagu baaqay in kor loo qaado aqoonta sharciga ee dhibbanayaasha, si ay uga caawiso inay fahmaan nidaamka cadaaladda ee adag isla markaana hoos loo dhigo heerka ay dacwadaha kufsigu ku burburaan.