Want to create an interactive transcript for this episode?
Unlock all features & learn faster
Learn fast with the world's most advanced AI language coach. Plus integrated flashcards and interactive transcripts.
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Somalia News - Warkii Soomaaliya ee Arbaca 03 November 2025
Description: Afartan iyo saddex (43) ka mid ah ururrada siyaasadda ee diiwaan gashan oo ka shiray habka loo wajahayo qabashada doorashooyinka. Xaruunta wasaaradda qorshaynta Soomaaliyana waxaa lagu qabtay shir looga hadlayey dardar gelina gurmadka abaaraha Soomaaliya ka jira.