Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: Diiratada (larvae farms) ayaa xal looga helay dhibaato $38 billion oo doollar ah
Description: Haweeney la yiraahdo Olympia Yarger [[Yar-gah]], ayaa waxay alliftey nidaam looga faaβideysto, haraaga cuntada iyada oo u adeegsatey cayayaan la yiraahdo, Black Soldier Insects. Waa nooc ka mid ah, cayayaan ku jira maraxaladda diiratada ama dirindiirta oo ah wejiga labaad ee nolosha aymaraan cayaayaanku inta aanay u gudbin wejiga duulista ah kan ay fidsadaan baalasha.