Episode: Codsigii cafiska ee Netanyahu oo sababay cadho iyo debedbaxyo
Description: Israel waxaa ayaamahan ka socda gilgil siyaasadeed kadib markii uu Raβiisul Wasaare Benjamin Netanyahu si rasmi ah, codsi cafis-doon ah ugu gudbiyay Madaxweyne Isaac Herzog , isagoo raba in laga cafiyo dacwaddiisa weli socota ee ku saabsan musuqmaasuqa.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.