Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: 'Fursad na siiyaโ: Qoysas qaxooti ah oo Australia ku xanniban oo sugaya goโaan
Description: In ka badan 900 oo qof oo magangelyo-doon kana mid ah dadkii doonyaha ku yimid Australia ku dhawaad 13 sano kahor โ ayaa weli ku sugan xaalad ah hubnati laโaan fiise, iyaga oo u dadaaalaya in la siiyo fiise ay waddanka si joogto ah ugu degaan. Waxaana caqbad ku noqotay siyaasaddii socdaalka ee 2013-dii lagu soo rogay dadka doonyaha kusoo gala.