Episode: SBS News Somali: Warka Talaado 9 December 2025
Description: Will 14-jir ah oo ku dhintay shil ka dhashayE-bike uu watey iyo baabuur oo ka dhacay Melbourne. Wasiirka isgaarsiinta Australia, Anita Wells, oo lagu eedayanayo kharashaad badan iyo Australia iyo Maraykanka oo shir muhiim ah ku leh Washington.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.