Want to create an interactive transcript for this episode?
Podcast: SBS Somali - SBS Afsomali
Episode: SBS News Somali: Warkii Australia iyo caalamka 10 December 2025
Description: Boqolaal kun oo dhallinyaro ah ayaa maanta - Arbaco 10 December 2025 - laga mamnuucay baraha bulshada, kadib markii la dhaqan-geliyay sharciyo noqday kuwii ugu horreeyey adduunka, oo loogu talo galay in carruurta si fiican looga ilaaliyo khataraha internet-ka. Instagram, Facebook, Snapchat, YouTube iyo TikTok ayaa ka mid ah baraha aqbalay inay fuliyaan xeerarka cusub, kuwaas oo mamnuucaya in qof ka yar 16-jir uu yeesho akoon.