Episode: Deeqda Wheelchair-ka: Sida uu Des u beddelay nolosha 12,000 oo qof
Description: Koox iskaa-wax-u-qabso ku shaqaysa ayaa soo aruursada baskeellada ama bushkleetiyada gabooba ee la tuuro, iyagoo dabadeed ka sameeya kursi taayiro leh oo ay isticmaali karaan carruurta curyaannada ahi. Hay’ado samo-fal oo caalami ah ayay u sameeyaan.
Click any word to see translations, usage examples & similar words. Then learn them using saved words.
Text not synced with the audio? See here for why certain podcasts won't sync.